caanooleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld caanaddiiq 1. Haweeney caanaha ka ganacsata; (u) dad caanaha ka ganaacsada. 2. ld canaaley. Naasley.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
naasleyQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:(c.nafl.) Dir ka tirsan lafdhabarleyda oo ka kooban ilaa 250 sinji. Naasleydu waa xayawaan dhiig diirane ahoo maqarkoodu leeyahay qanjidho dhidid, kuwaas oo soo daaya dhidid qoboojiya jidhka. Jidhkoodana waxa ku daboolan timo. Naasleydu dhammaantood waxay leeyihiin naaso, kuwaas oo soo daaya caano ay ku quudiyaan ilmahooda. ld naasaley, naasooley. Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
caanaddiiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0