caanallul
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Cayayaan yar oo sida doorshaanka qolof adag leh oo inta hadba istaaga, salka dhulka la dhacdhaca.
- ld caanolul; caanarrux, caanarruxato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

