caanarruxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld caanallul².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caanallulQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cayayaan yar oo sida doorshaanka qolof adag leh oo inta hadba istaaga, salka dhulka la dhacdhaca.ld caanolul; caanarrux, caanarruxato.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0