caanammacays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caanammaceeye.

caanammaceeye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed maygaagga u eg oo lagu culo haamaha iyo dhiilaha iwm. ld caanammacays.