caanammaceeyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geed maygaagga u eg oo lagu culo haamaha iyo dhiilaha iwm. ld caanammacays.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caanammacaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld caanammaceeye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0