caanateel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld caanaddiiq 1. 2.C. ah: xoolo lagu dhaqo meel u dhow tuulo ama magaalo si caanahooda loo suuqgeeyo. 3. C. ah: qof dhaqa xoolahaas. 3. ld caanateelid.
  2. Meel magaalo ama tuulo u dhow xoolo ku dhaqid si caanahooda loo suuq geysto. ld caanaddiiq².

caanaddiiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).
  2. Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.

caanateelid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg caanateel². ld caanaddiiqid, caanateel¹ (3), caanateelis.