caanyee
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)
Macnaha:
- 1. Harag caano ku jilcin. 2. Ma daroorsha ka dhigid, agloolid. 3. Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

