caanyeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caanyee.

caanyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

Macnaha:

  1. 1. Harag caano ku jilcin. 2. Ma daroorsha ka dhigid, agloolid. 3. Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.