caaroobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caarow. ld caarood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caarow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Caaro dareemid (dad ama xoolo). ld caaroo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caarood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caaroobid.
  2. (daaw.) Kahsi muddo gaaban ama muddo dheer oo jirku yeelanayo barbarar wareegsan maqaarka korkiisa cabbirkooduna kala waaweynyahay, cuncun badanna wuu leeyahay; saacado ama ayaamo ayuu jiri karaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur