caarood
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld caaroobid.
- (daaw.) Kahsi muddo gaaban ama muddo dheer oo jirku yeelanayo barbarar wareegsan maqaarka korkiisa cabbirkooduna kala waaweynyahay, cuncun badanna wuu leeyahay; saacado ama ayaamo ayuu jiri karaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

