cabaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cabaad². ld caabad¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cabaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo. 2. Calaacal, cataw (qof). 3. ld cabaadid.1. Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo. 2. Calaacalid, catawid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0