cabaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo. 2. Calaacal, cataw (qof). 3. ld cabaadid.
  2. 1. Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo. 2. Calaacalid, catawid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cabaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cabaad². ld caabad¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur