cabayo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. C. ah: haan qab ama argeeg ka samaysan oo loo diyariyay in caanaha lagu shubto. 2. Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la kahdo; cabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

