cabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la karhado.
  2. Erayo calaacal ah dhihid.