cabbur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid.
  2. Xubnaha hawomareenka neef si ciriiri ah uga soo bixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cabburid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cabbur². ld cabbur¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur