hurgun
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo¹.
- (daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.
- Meel hore u bugtay hoos ka caalirid.

