cadaad

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. (cadaad, m.dh) 1. Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh. 2. Xiddigga lixaha ka dambeeya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur