cadaadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cadaadi. ld cadaadis¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cadaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof ciriiri gelin, dhibid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur