xannibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhib; cadaadis; kadeed. ld xannibaad, xannibad.1. Cid xayiraad u geysasho. 2. Dhibid; cadaadin; kadaadin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhibQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:1. Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo. 2. (fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.1. Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo. 2. (-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.Nafley raaxo la'aan badid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cadaadisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hawo c. saarid. 2. Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah. 3. ld cadadin.(fiis.) Xoogga lignaan u saaran halkii halbeeg ee bed ah ama waa saamiga xoogga iyo bedka. Waxa lagu cabbiiraa Baaskal ama N/m2 (H.C).(siyaa.) Waa dawlad awoodsheegasho ku dhisan, caddaalad darro iyo hoggaamin xumo ku darsatay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kadeedQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhibaato; jirrab.Wax aad u dhibid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhibidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhib³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cadaadinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cadaadi. ld cadaadis¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xannibaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xannib¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xannibadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xannib¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0