cadar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Wakhti daruuro badan oo aan da'ayn ay isku gudbaan fallaaraha iyo kulaylka qorraxda. 2. Xilli qabow oo aan roob da'ayn. 3. ld catar. Barafuun; catar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

