catarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Hoore udgoon, la isku carfiyo oo aalkolo lahayn, oo ka kooban saliid iyo waxyaabo kale. ld cadar (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0