cadceed-dhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qorraxdhac.

Lamidka: Qorraxdhac

qorraxdhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waqtiga ay qorraxda godkeeda gasho; maqrib. 2. Jahada ay qorraxdu u dhacdo.