qorraxdhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waqtiga ay qorraxda godkeeda gasho; maqrib. 2. Jahada ay qorraxdu u dhacdo.

maqrib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Galabnimada marka qorraxdu dhacdo. 2. (dii.) Salaadda la dukado marka qorraxdu dhacdo. ld makhrib.