caddaamadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld caddaan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caddaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Midabka cad. 2. Dadka inta midabkoodu cadyahay. 3. C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn. 4. Daacadnimo; run. 5. Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.eeg cad². ld caddaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00