caddaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caddaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caddaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caddayso. ld caddaysad, caddaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur