caddee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax caddaan ka dhigid. 2. Arrin la qarinayey soo bandhigid. 3. Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur