caddidiifQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Harag yar oo ka dillaaca ciddida labadeeda dhinac. ld ciddidiif.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ciddidiifQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Fulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha. ld caddidiif.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00