ciddidiifQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Fulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha. ld caddidiif.
caddidiifQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Harag yar oo ka dillaaca ciddida labadeeda dhinac. ld ciddidiif.