caddil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caddilid.
  2. Wax caddilan ka dhigid.
  3. 1. Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo. 2. Isu c.: wax isu dheelli tirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caddilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caddil². ld caddil¹, caddilaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur