caddilan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. Wax la caddilay noqosho.
  2. Wax la caddilay ahaansho.