cadowtinnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareenka colaad iyo xumaan ee laba qof ama ka badan isu hayaan. ld cadowti, cadowtooyo.

cadowti

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cadowtinnimo.

cadowtooyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cadowtinnimo.