cagaag
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo. 2. Meel leh dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo. 3. Dhibaatada caguhu ka mutaan marka lagu socdo meel leh dhagax, qaruurax, gaxandho iwm. 4. ld cagaagid.
- Cagaag dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

