cagajugleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhaar iyo handadaad cid loo jeediyo si loo cabsi geliyo. 2. ld cagajugleyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cagajugleynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cagajuglee. ld cagajugle (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0