Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg cagajuglee. ld cagajugle (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)
Macnaha:
U c.: qof si loo cabsi geliyo dhaar iyo handadaad u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur