cakis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cakisid.
  2. 1. Wax ama qof joojin. 2. Wax rafaaqid; cajiimid. 3. Qof dilid.

cajiimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cajiin².

cakisid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cakis². ld cakis¹.