caleensaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld caleemasaarid.ld caleemasaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caleemasaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caleemasaar². ld caleemasaar¹, caleensaar¹, caleensaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
caleemasaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.Qof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0