calafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq. 2. Nasiib.Kab duug ah.1. U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid. 2. U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.