calaf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq. 2. Nasiib.
- Kab duug ah.
- 1. U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid. 2. U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: