callaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld callaqid.1. Wax meel ka laalaadin. 2. Wax jaho ku aaddin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
callaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg callaq². ld callaq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0