calmiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dersi; cashar.Cid dersi siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dersiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(duruus, m.dh) Cashar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
casharQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. 2. Tahliil.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00