cashar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. 2. Tahliil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tahliil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Biyo quraan lagu akhriyey oo la cabbo ama lagu mayrto si barako ama fayoobi looga helo. ld taxliil².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur