calool-adag

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dkaa, -dkayd)

Macnaha:

  1. 1. Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato. 2. Naxariis iyo jixinjix la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur