Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg calool-adag. ld calool-adayg¹, calool-adkaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-dkaa, -dkayd)
Macnaha:
1. Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato. 2. Naxariis iyo jixinjix la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur