caloolfayoobaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg caloolfayoobow. ld caloolfayoobaan.

caloolfayoobow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-bowday, -baatay)

Macnaha:

  1. Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin noqosho.

caloolfayoobaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caloolfayoobi². ld caloolfayoobaansho.