caloolfayoobaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caloolfayoobi². ld caloolfayoobaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caloolfayoobi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin; uursami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caloolfayoobaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg caloolfayoobow. ld caloolfayoobaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur