caloolweynaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caloolweynad. ld caloolweynaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caloolweynadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur kaneecada laga qaado oo beeryarada barariya; bu'; weled. ld uurweynaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
caloolweynaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld caloolweynaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0