caloolyoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caloolyow². ld caloolyow¹.

caloolyow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Welwel iyo walaac ku dhasha qof marka uu la kulmo arrin adag oo uusan xal u haynin. ld caloolyoobid.
  2. Qof la kulmay arrin adag oo uusan xal u haynin welwel iyo walaac ku beermid.