calwidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg calow².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
calowQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:1. C. ah: biyo dhoobo ku qasantahay. 2. C. ah: midab calas ah.Biyo, dhoobo ku qasmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0