calow

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. C. ah: biyo dhoobo ku qasantahay. 2. C. ah: midab calas ah.
  2. Biyo, dhoobo ku qasmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur