camajuujin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg camajuuji. ld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.

camajuuji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, camanjuuji.

camajuujis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld camajuujin.

camanjuujin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld camajuujin.